helo
06 20 2013
Headline

Farolaha punland oo si diiran u soo dhowey dorashada madaxwayne Xasan Sh Maxamud

Madaxwaynaha mamul goboled puntland C/raxman Maxamed Faroole ayaa ka hadley natiijada ka soo baxday doorashadii ka dhacday magaalada muqdisho. Madaxwayne farole waxaa uu shegey isagoo ku hadley magaca Puntlan state inay soo dhoweynayan natiijadii [...]