Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dhaqaalaha Kenya oo dhaafi doona Angola, saadaasha IMF ayaa muujineysa.

Kenya ayaa dhaafi doonta Angola si ay sanadkan u noqoto dalka afaraad ee ugu dhaqaalaha badan wadamada Saxaraha ka hooseeya, waxaana ka dambeeya Koonfur Afrika, Nigeria, iyo Itoobiya, sida ay saadaalisay hay’adda lacagta adduunka ee IMF. Saadaasha ayaa u aragta Kenya in ay sii haynayso booskaas ilaa dhamaadka 2029ka. Sannadkii hore, GDP-ga Kenya waxaa lagu qiyaasay inuu gaaray $108.9...