Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Qaramada Midoobay oo ka gaabisay balan qaadkii balaayiin doollar ee ahaa in wax loogu qabto dhibaatada gaajada ee Itoobiya.

In ka badan 21 milyan oo qof ayaa u baahan gargaar degdeg ah gudaha Itoobiya, halkaas oo ay ka sii darayso xaalad cunto yaraan. Qabanqaabiyaasha ayaa sheegay ka hor shirka in aysan fileynin in ay soo uruuriyaan lacagta oo dhan , laakiin ay bilaabaan xiritaanka farqiga u dhexeeya baahiyaha iyo maalgelinta. “Waan fahansanahay in tani ay bilow tahay, waxaana rajeyneynaa in la sii...