Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Daadad oo dhibaato ku haya guud ahaan Bariga Afrika.

Daadad ay dad badan ku dhinteen ayaa dhibaato ba’an ku haya qeybo badan oo ka mid ah Bariga Afrika oo ay ku soo wajahan yihiin roobab mahiigaan ah, iyadoo Burundi ay ku baaqday gargaar caalami ah si wax looga qabto dhibaatooyinkaasi. Harada Tanganyika ee kor u kaca biyaha ayaa xoog ku galay dekedda Bujumbura, oo ah caasimadda dhaqaalaha Burundi, taas oo hakad gelisay ganacsigii halkaas...