Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Muranka dhuleed ee dab damiska ee magaalada Muqdisho ayaa cirka isku sii shareeray iyadoo dowladda ay ku baaqday in tanaasul la sameeyo.

Muran soo jiitamayay oo ka dhashay dhulka  Dab-damiska ee magaalada Muqdisho oo ay hadda degan yihiin dad rayid ah oo ka badan 30 sano ayaa sii xoogeystay, iyadoo dadka deegaanka ay iska caabiyeen in laga saaro, inkastoo amarro soo noqnoqday oo ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliyeed. Colaadda ayaa dhalisay doodo baahsan iyo rabshado goosgoos ah, iyadoo la soo sheegayo khasaare dhimasho...