Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Shan shay oo ay tahay in laga ogaado Isfahan

weerarka  lagu qaaday Iran ayaa indhaha ku haya magaalada dhexe ee Isfahan, oo mar ahaan jirtay caasimadda Boqortooyada Faaris xilligii Boqortooyada Safawid. Bishii Janaayo 2023, warshad militari oo ay leeyihiin ciidamada Iran ee Isfahan ayaa sidoo kale lagu weeraray dhowr diyaaradood. Gobolka Isfahan waa goobta ugu weyn ee Nukliyeerka Iran, Natanz. Laga soo bilaabo 1598 ilaa 1736,...