Faafaahin: khasaarha ka dhashy Dagaal dhaxmay CXD iyo Ururka Alshabaab

by admin | Sunday, Dec 8, 2019 | 612 views

Dagaal u dhaxeeya CXD iyo dhaq dhaqaaqa Alshabab ayaa ka socda deegaano u dhaxeeya Degmooyinka Maxaas iyo Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa yimid kaddib markii CXD ka tirsan oo uu hor kacaya Taliyaha Guutada Shannaad ee qeybta 27-Aad Kor Faarax Cali Waasuge Faarax (Kooshin) oo ka amba baxay Degmada Maxaas kuna sii jeeday Degmada Buulo burde aay dhax u galeen ciidamada Alshabab ka tirsan taasi oo keentay in dagaalka uu qarxo.

Dagaalka oo biloowday gilinkii dambe ee maanta ayaa hada soo afjarmey 

Like it? Share it!

Leave A Response