Gar gaar la geeyay baladweyne oo suuqyada lagu kala iibsado.

by admin | Monday, Nov 25, 2019 | 687 views

magaalada  baladweyne  ee xarunta  gobolka hiiraan waxaa  ka socda qeybinta   gar gaar loogu talagay in lasiiyo dadkii uu saameyay  wabiga shabeele ee dhawaan ku fatahay magaaladas  balse waxaa soo baxaya in raashiinkas  ay iibsadeen madax ka tirsan  maamulka  hirshabele.

suuqayada  baladweyne ayaa lagu iibsada sidas waxaa warbaahinta u shegay qof kusugan magalada  baladweyne.

dowlada soomaliya  ayaa dhaawan sheegtay in cidii wax  musuq maasuqada sharciga la horkeeni doono.

Like it? Share it!

Leave A Response