Imaam Ibrahim,Al Ghazi Ahmed Gurey ama Ahmed Gran

by admin | Saturday, Nov 2, 2019 | 2122 views

Imaam Ibrahim,Al Ghazi Ahmed Gurey ama Ahmed Gran wuxuu ahaa Amiir Dagaaal yahan ah oo mideyey Shacabka Islaamka Geeska Afrika Harar ama Geey magalada la yiraahdo waxey Aheyd Caasimada Islamka Geeska Afrika halkaa looga Taliyo Dadka Hararida ama Adarida looyaqana iyo Soomaalida waa walalao Dhiig ahaan iyo Abtir iyo muslinimo. Imam Ahmed Gurey waxaa isku heystaa oo sheegta Somali,,Sudan,Ethopian,Turky, Ereteria Carab, hadaba dadka Geeska Afrika Degan ee Muslinimada ku midobey waa Dadkaa oo isu tagey ayaa Geeska Afrika degan Waxaan a kala Qeybiyey Gumeysigii tusaale qabiilada degan NE Kenya ama NFD waxey u badanyihiin Cidamadii Ahmmed Gurey ama Ahmed Gran re ka soo jabey Gudaha Ethopiya. Imam wiilkiisa wuxuu ku dhashey dhulka Tigreega maanta looyaqano waxaana lagu samiyey Najasha. Amiirka Allaha u naxariistee waxaa lagu diley uu ku shahiidey lagkata Keenya iyo Ethopiya u dhaxeysa, waxaana halkaa ku diley ciidamada Boortaqiiska oo Gaaldii Ethopiya maganta u gashey oo calankoodii hoos Geeyey Boortaqiiska. Imisaa Soomaali ah oo awoowayashooda Amiirka ka noqdey magalada Harar inta la ogyahay ilaa Shan Dad badan Harari ah oo aan ogeyn in dad badan Soomaali ah Awoow gooda uu dhaley oo aan is ogeyn ayaa jira, dadka inta badan dagalada ayey ka soo cararayeen oo hadba meel ayey u guurayeen.

Like it? Share it!

Leave A Response