Dhageyso: qilaaf ka dhaxtaan maamulka gobolka hiiraan.

by admin | Tuesday, Aug 6, 2019 | 675 views

wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ayaa shega in ay jirto wada shaqeyn la.aan ka dhaxtaagan maamulka gobolka hiiraan taas oo keentay in ay xermaan xafiisyada qaar ee gobolka hiiraan.

mas.uul katirsan maamulka gobolka hiiraan ayaa ushegay warbaahinta in uu jiro qilaaf xogan .

qilaafkaan ayaa yimid ka dib markii udoomiyaha gobolka hiiraan uu diiday in uu lakulmo bushada kunool magaaladdas.

maamulka gobolka hiiraan ayaa ah maamul aan aad loo tayeynin oo un leyska soo magaabay sida ay sheegeen dad badan oo arimaha siyaaasada garanaayo.

hoos ka dhageyso:………………………………………

 

Like it? Share it!

Leave A Response