Qeybtii Labaad Taariiqda, Garaad Shiiq Maxamed Gurile, (Gasaar Gude Waa Odeygii Soomaaliyeed Ugu Horeeyey)

0
772

TAARIIQQoraal kani waxaan ku soo qaadaneynaa taariikhdii Garaad Sheikh Max’med Guriile Gasaara gude waa odey gii Soomaaliyeed ee ugu horeeyey muslim ah oo soo sahamiyey wadanka Soomaaliya inta badan Dadka Soomaaliyeed ayaa Taarikhda siyaabo kala duwan u sheega taarikhda sida lawada ogyahay Runtu waa lma huraan Taarikhduna waxey u baahan tahay in la xuso qarniga aan ku jirno waa qarni ka duwan qarniyadii la soo dhaafey qarniga Alle Subxaana watacaalaa wuxuu nagu muteysadey waxytaabo umadii hore ay san heysan anka waxaanu heysana allada internet ka iyo shabakado aduunka oo dhan halmar laga fiirsan karo iyo Email ilbirigsiyo dunida ku wada goosha iyo youtube oo taariikhda iyo dhacda da keediyo waxaa lama huraan ah in taariikhda in runta laga sheego.

Sheikh Max’med Guriile mudo haatan laga joogu ilaa iyo shan boqol ilaa iyo afar boqol oo sano ayaa waxaa Magaalada Harar ee loo ya qiiney Athari ee haatan ka tirsan wadanka Ethopia ka soo sahamiyey Sheikh Max’med Guriile kadib wuxuu socod ku soo maarey dhul dheer laga soo bilabo Qabdri dahare ilaa uu ka tago dhulka ay ku dhaqan yihiin Soomaalida Kenya ee looyaqaano NFD sidoo kale Sheikh Max’med wuxuu sahamiyey dhulkan Wanle oo siweyn ugu bogey oo uu ku tilmaamey dhuul la degi karo oo dadka iyo Xolaha u roon oo lagu noo laan karo.

Sheikhu markuu soo Sahaminaayey dhulkan waxaa Deganaa Dad loo yaqaano Gaalo madoow oo qabiilka ugu tunka weynaa ama la isku oron jirey Maadanle maadan le wuxuu ka koobnaa tobon iyo todoba qabiil oo aaminsanaa diin ka duwan diinta islaamka Shakha markuu yimid wuxuu la kul mey wadanka dadkii xukumaayey oo awooda la haa Maadan laha oo Quraxda caabudi shirey iyo wax yaaabo kale.

Sheikh Max’med markuu Sahanka ku soo maarey Dhulka Soomaalida maanta Degta ayaa wuxuu ku laabtey Degaan kii ay ka soo kici timeen ee Athari oo Dadkii halkaa Deganaa u sheegey in uu soo arkey Dhuul Deegaan iyo Nolo ku fiican Dad iyo Xoolaha ba ay ku dhaqmaan oo lagu noo laan karo,waxaa si wada jir ah isagu raacey in loo guuro degaanka Wax garad kii halkaa ku noo laa kadib waxey u soo guureen Dhanka iyo Dhulka hada aanu ku nool nahay ee Soomaaliyeed Waxey la kulmeed Oqaashii iyo wax garad kii Maadanle waxey Sharuud uga dhigeen in ay san la imaan karin Diinta ay Amin san yihiin ee ay heystaan oo ah Islaamka kadib Sheikhu wuxuu wada Xaajood lagaley Wax garadkii iyo Oqaashii Maadanle oo u sheegey inuusan arinku sidaa aheyn oo ay u dhafaan wax yaabo badan oo Diinta Islaamka dood dheer kadib waxey isku raaceen in loo daayo dhaqankooda islaamka.

Lasoco Qeybta Kale dhowaan

MAXAAD KA TAQAANA TAARIKHDA SHEIKH MAX’MED GURIILE ABIHII SOOMAALIYA SOO SAHAMIYEY ?
Qoraal kani waxaan ku soo qaadaneynaa taariikhdii Garaad Sheikh Max’med Guriile Gasaara gude waa odey gii Soomaaliyeed ee ugu horeeyey muslim ah oo soo sahamiyey wadanka Soomaaliya inta badan Dadka Soomaaliyeed ayaa Taarikhda siyaabo kala duwan u sheega taarikhda sida lawada ogyahay Runtu waa lma huraan Taarikhduna waxey u baahan tahay in la xuso qarniga aan ku jirno waa qarni ka duwan qarniyadii la soo dhaafey qarniga Alle Subxaana watacaalaa wuxuu nagu muteysadey waxytaabo umadii hore ay san heysan anka waxaanu heysana allada internet ka iyo shabakado aduunka oo dhan halmar laga fiirsan karo iyo Email ilbirigsiyo dunida ku wada goosha iyo youtube oo taariikhda iyo dhacda da keediyo waxaa lama huraan ah in taariikhda in runta laga sheego.

Sheikh Max’med Guriile mudo haatan laga joogu ilaa iyo shan boqol ilaa iyo afar boqol oo sano ayaa waxaa Magaalada Harar ee loo ya qiiney Athari ee haatan ka tirsan wadanka Ethopia ka soo sahamiyey Sheikh Max’med Guriile kadib wuxuu socod ku soo maarey dhul dheer laga soo bilabo Qabdri dahare ilaa uu ka tago dhulka ay ku dhaqan yihiin Soomaalida Kenya ee looyaqaano NFD sidoo kale Sheikh Max’med wuxuu sahamiyey dhulkan Wanle oo siweyn ugu bogey oo uu ku tilmaamey dhuul la degi karo oo dadka iyo Xolaha u roon oo lagu noo laan karo.

Sheikhu markuu soo Sahaminaayey dhulkan waxaa Deganaa Dad loo yaqaano Gaalo madoow oo qabiilka ugu tunka weynaa ama la isku oron jirey Maadanle maadan le wuxuu ka koobnaa tobon iyo todoba qabiil oo aaminsanaa diin ka duwan diinta islaamka Shakha markuu yimid wuxuu la kul mey wadanka dadkii xukumaayey oo awooda la haa Maadan laha oo Quraxda caabudi shirey iyo wax yaaabo kale.

Sheikh Max’med markuu Sahanka ku soo maarey Dhulka Soomaalida maanta Degta ayaa wuxuu ku laabtey Degaan kii ay ka soo kici timeen ee Athari oo Dadkii halkaa Deganaa u sheegey in uu soo arkey Dhuul Deegaan iyo Nolo ku fiican Dad iyo Xoolaha ba ay ku dhaqmaan oo lagu noo laan karo,waxaa si wada jir ah isagu raacey in loo guuro degaanka Wax garad kii halkaa ku noo laa kadib waxey u soo guureen Dhanka iyo Dhulka hada aanu ku nool nahay ee Soomaaliyeed Waxey la kulmeed Oqaashii iyo wax garad kii Maadanle waxey Sharuud uga dhigeen in ay san la imaan karin Diinta ay Amin san yihiin ee ay heystaan oo ah Islaamka kadib Sheikhu wuxuu wada Xaajood lagaley Wax garadkii iyo Oqaashii Maadanle oo u sheegey inuusan arinku sidaa aheyn oo ay u dhafaan wax yaabo badan oo Diinta Islaamka dood dheer kadib waxey isku raaceen in loo daayo dhaqankooda islaamka.

 

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE