helo
Howlgal ay Sameeyeen Ciidamad sida gaar ka ah u tababaran ee DKMG ah Soomaaliya ayaa Howlgal ay ka Sameeyeen Xafada Wadjir ay ku soo qabteen ilaa iyo labatan 20 Ruux oo lagu tuhmaayo in ay ka tirsan yihiin kooxdii laga adkaadey ee Xarakad Al-shabaab Ciidamadan ayaa howlgal kani waxey ku soo qabteen hub u badan Bastoolado sidoo kale howlgalkaan ayaa waxaa Ciidamada u soo sheegey Daweynaha Xafadaha Degan in Rag ay ku tuhmeyaan in ay ka tirsan yihiin Al-shabab ay xafadaha ku dhuumaleysanayaa Sidoo kale Howlgalkan mid la mid ah ayaa waxaa laga Fuliyey Xaafadaha Suuqa Xoolaha.
Name (Required)
Mail (will not be published) (Required)
Website