Wariyasha magaalada baladweyne oo loo diiday in ay galaan xarunta amisom ee ku taala duleedka magaalada baladweyne

0
41

Wariyasha   ka howlgala  magaalada  baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa loo diiday in ay galaaan xarunta  amisom ee  ku talaala duleedka magaalada baladweyne ee xrunta  gobolka  hiiraan.

Sababta keentay  in warishaan loodiido ayaa  timid  ka dib markii  gudoomiyaha gobolka  hiiraan uu u sheegay   ciidamada aminiga   ee erida   hore joogay in labo  wariye oo asiga istaafkiisa  ka mid ah  in loo daayo   lkn saraakiisha   aminga  ayaa  u sheegay  in asiga  un uu  galo shirkaas   dhamamaan wariyshashane  ay iska  baxaan mar hadii  uu  gudoomiyaha  uu  bilaabay  qof jecleysi  iyo eex  .

Warisha  oo ka hadlay   ka dib markii ay ay dib u laabteen  ayaa waxaa ay sheegeen in arintaas ay tahay mid  soo laalabatay xilikasta  ay jiraan dhibaatoyyin ay wadaan labadaan wariye  ee uu  gudoomiyaha wato   lkn ayagaa xitaa ayaa manta lagu soo daray in ayagana lagu soo daray  wariyashii  la soo eryay.xaqdarada ma fiicno

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE