Daawo: xafladii Cajiibka Ahayd Ee Uu Neymar U Dhigtay Dhalashadiisa, Qoob Ka Ciyaar Ayuu Isku Kala Jaray

0
30

Xiddiga Kooxda PSG ee Neymar ayaa maalintii Axadii fiidnimadii qabsadatay xaflad weyn oo ah dhalashadiisii 26-aad isaga oo ku qabsaday bartamaha magaalada Paris.

Neymar ayaa xafladiisa ku casuumay ku dhawaad 200 oo qof kuwaas oo kala ah saaxiibadii xulka Brazil iyo kooxda PSG Iyo waliba qoysaskooda kala duwan.

Magacyada ugu caansan ee xaflada ka soo qayb galay ayaa ka mid ah Lewis Hamilton xiddiga ku tartama baabuurta Formula One Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE