Qaabkii Uu Calan Wadihii Tottenham Iyo Liverpool Ugu Dabaal Degay Rikooradii 2-aad Ee U Tottenham U Dhigay{Daawo:}

0
29

Tottenham iyo Liverpool ayaa wada ciyaaray kulan muran badan dhaliyay oo 2 rikoore loo dhigay kooxda Tottenham kulan bar-baro 2/2 ah ku dhamaaday.

Kamerooyinka ayaa qabtay calan wadihii qabtay rikoorada 2-aad ee Tottenham oo dagaab degaya kadib markii uu rikooraha u qabtay.

Rikoorayaashii la dhigay ayaa ahaa qaar mudan badan dhaliyay iyada oo uu calan waduhu qabtay labada rikooreba

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE