Daawo: Wiil Yar Oo Taageere U Ah Arsenal Oo Hees U Sameeyay Saxiixyada Cusub Ee Aubameyang & Makhitaryan, Sanchez-na Wuu Ku Digtay

0
27

aageerayaasha Kooxda Arsenal ayaa durba bilaabay in ay hees u sameeyaan saxiixyadooda cusub ee Mkhitaryan Iyo Aubameyang kuwaas oo ku soo biiray suuqii January.

Inkasta oo ayna wali wax saamayn ah ama goolal ah u dhalin hadana taageerayaasha Arsenal ayaa durba jeclaaday saxiixyadooda cusub.

Wiil yar oo taageere u ah Gunners ayaa ku heesay magacyada Mkhitaryan Iyo Aubameyang isla wiilka yar oo ku diganaya ayaa yiri “Hubaal Sanchez maya

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE