wariye lagu xeray magaalada baladwene ee xarunta gobolka hiiraan

0
88

magaalada baladwyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu xeray wariye cabdishakuur maxamed xasan oo ka mid ah wariyasha ka howlgala magaalada baladweyne waxana lagu xeray xabsiga shexe ee magaalada baladweyne .
magaalada baladweyne waxaa ka jiro xadgudub ka dhan ah adanaha .
qaar ka mid ah wariysha gobolka hiiiraan ayaa waxaa ay sheegeen in ay ka xunyihiin xarga loogeystay cabdudishakuur maxamed xasan .ilo lagu klasoonyahay ayaa sheegaya in in lagu xeray arimo siyaasdeed ,
xadguduba wariysha gobolka hiiraan ayaa sii batay sanadahan danbe xiliyada qaar waxaa lagu eedeeyaa sghaqsiyaad aan aqoon u laheen saxaafa,

wariyahan lagu xeray magaalada baladweyne ayaa noqonaya ariyihii ugu horeeray ee lagu xero magaalada baladawwyen sanadkaan 2018 .
dhawaan filo warbixino ku saabsan

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE