XOGAYAHA URURKA SUXUFIYIINTA EE NOJEJ AYAA WADA DADAL WARISHAA AY U HELILAHAAYEEN SIMINAARO.

0
32

Omar Faruk Osman, Duco ayuu mudanyahay Ee Xiligan ma mudna Eedeyn kuqotomeyso Been iyo Warar aan Sal iyo Raad toona aan lahayn, Omar Faruk Osman waa Astaan u Taagan Soo Nooleynta Wariyeyaal ka madax banaan Qabyaalada iyo Beenta, waa shakhsi u taagan Garab siinta wariyayaasha soomaaliyeed haddii ay ahaan lahayd Tababaro kor loogu qaaday Xirfadooda iyo kobciinta Shaqadooda.Waan ka gudubnay xiligii leysku eedeyn jiray wararka raqiiska ah ee waxaan mareynaa xili leysku qiimeeyo wax u qabashada wariyayaasha soomaaliyed, NUSOJ mar walba waxey u Taagantahay iney idin Garab istaagto.  dhinaca kale

Magaaalada   baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan kulan  au ku yeesheen wariyaal  ka halowga warbaahinta madaxa  banana ayaa  waxaa ay sheegeen in ay taageersan yihihiin ormar faruk  osmaan oo ah xogayahay  ururulka   sixifuyeenta  ee nojej waxana  ay soo jeediyeen in  dad  cadaalad ah u  soo wakiishao gobolka hiiraan si  hormarmar loogaa gaaro  sanadkaan  2018

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE