Xildhibaano kala tirsan labad Gole ee Dowlada soomaaliya ayaa baladweyne u tagay hurinta colaad beeleyada gobolka hiiraan

0
31

Wafdi ka kooban Xildhibaano kala tirsan Labad gole ee dowlada Federaalka ee Somaliya  aya  la sheegay in ay wadadan  hurunta odladaha gobolka hiiran ka dhacay  maalmihii ugu danbeeyaya ,

qaar ka mid   xildhabanadii horay u sii  jogay aya sheegay in kuwan manata magaalad abaladanweyne soo garay ay doonayan  in ay isl ahorkeenaan bulshad aku nool gobolka hiiraan.    xildhibanadan qaad  kood ayaa  warbaahinta u sheegay in magaalad aay u yimedd  dib u hesheehn lkn  siyaasiyin  ayaa sheegy taas ay tahay mid been ah  oo ay doonayaan in ay isku diraan bulshada  gobolka hiiraan oo bilahaan si nabad ah u nooleed ,

mid  ka miad ah xildhibaanada   ayaa  sheegay inay safarkooda u salka ku hayo sidi ay ugu kuur gali lahayeen Xaaladda amaan iyo mid nololeed ee ka jirta Magalaada Baladweyne gaar ahaan sidi wax looga qaban laha lacagta shilinka soomaliga oo laga diiday Baladweyne.

Xildhibannada ka kooban labad gole ee dowlada Federaalka ee maanta soo gaaray Magalaada Baladweyne   ma jirin  wax   xil haya oo soo dhaweeyay  marka laga reebo  kuwo  ka shaqeya xafiisyada maamulka  gobolka

dhawaaan filo wrbixin aan ka diyaarinay iska  horkeenda  bulshada  gobolka hiiran iyo sida ay wax u sicdaan ,

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE