magaalada beledweyne ayaa lagu qabtay nin ay isku soo xeray waxyaahaba qarxa

0
19

wararka naga soo gaaraya magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa sheegaya in magaalada lagu qabtay nin isku soo xeray waxyaabaha qarxa.
ciidamada dowlada soomaaliya ayaa howlgalo ka sameeyay magaalada beledweyne.

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE