Micnaha Kalinimada Ma Aqoon Balse Markaan Ku Bartay Ayaan Ogaaday{Fariimo Jaceyl :}

0
400

Wadnaheyga aad buu u qaboow yahey maxaa yeeley adiga ayaa ku dhex sugan.
* Inaad ahaato ruux jaceylkiisa ugu horeeya waa mid aad u fiican laakiin waxaa kasii fiican inaa ahaato ruuxii ugu dambeeya.
* Haddii aan awood u lahaan inaan nolosha kugu siiyo shey waxaan ku siin lahaa inaa ogaato inta dhoola caddeyntaada xageyyga ugu weyn tahay markaas si aad u ogaato heerka aad agteyda ka joogta.
* Waxaad joogtaa dhinaceyga waxaad ku dhex jirtaa wadnahayga markasta iyo meel kasta waan ku arkaa maxaa yeeley waxaanba u haystaa in labadeena kaliya aduunka joogno.

*Kali ahaanshaha micnaheeda ma ogeyn laakiin waxaan ogaadey markaan ku bartay maxaa yeeley wehelkaaga ayaa iga dhigey ruux dhameystiran

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE