Jose Mourinho Cayaartoyda uu fasaxayo iyo Kuwa Joogaya

0
115

acalinka Manchester United Jose Mourinho ayaa la sheegayaa in uu diyaarinayo qorshe uu ku kala xulan doono Cayaartoyda Naadigiisa Marka uu dhamaado Xiligaan isaga qaar lahari doona qaarka kalana iska diri doona.

Wargeyska Daily Mail ayaa shaaciyey Cayaartoyda uu Manchester United kadiri doono Jose Mourinho kuwo Calaamad Su aal lasaaray iyo kuwo sii Joogi doona Xili Cayaareedka soo socda.

Hadaba sidee loo kala Saaray Cayaartoyda Man United?

David de Gea Calaamad Su aal??????

Antonio Valencia Joogis

Matteo Darmian Joogis

Phil Jones Bixid

Chris Smalling Joogis

Eric Bailly Joogis

Marcos Rojo Joogis

Daley Blind Joogis

Luke Shaw bixid

Ashley Young Bixid

Michael Carrick Joogis

Ander Herrera Joogis

Marouane Fellaini Joogis

Paul Pogba Joogis

Wayne Rooney Bixid

Juan Mata Bixid

Henrikh Mkhitaryan Joogis

Anthony Martial ???????????

Jesse Lingard Joogis

Marcus Rashford Joogis

Zlatan Ibrahimovic ???????????

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE