Caawa iyo baladweyne (AKhriso)

by admin | Friday, Oct 20, 2023 | 93 views

3 Saacadood oo Xiriir Ah Cawa balad Weyne Waxaa Ka Da’aya Roob Xogan Waxaa Jiro Kumanaan Qoys oo Dagan Kaamamka Kuwaas oo Ay Hoy u yahiin Buushash Qoysaskaas Cawa Waxa Ay Kusugan Yahiin Xalado Aad u adag oo dhanka Hoyga Ah Ama Nolosha Ah

Hay’adaha Kushaqada Leh in Dadkaas ay Wax uqabtaan Lama arko Xiliyada ay Bulshaas dhibateysan Yahiin Lknse Waxaa La arkaa Marka Larabo in Mashruuc Lagu Dul Saxiixdo Ama Waxii Madaxoda Kuso baxay in La Cuno Larabo

Dadka Hay’adahaas Madaxda ka ahaw ilahey Swc Ka Baqa oo Bulshadaas Masakinta Ah Si daacad Ah ugu adega Marka Madaxooda wax Kuso Baxan un Sawir Ha u aadina Kamamka ay Ku Nool Yahine

Wasarada Gargaarka iyo Mareynta Masiboyinka Hirshabelle
Maamulka Gobalka Hiiraan
Kan degmada Balad Weyne
Iyo dhaam Cidwalba oo Ka shaqeysa Arimaha Bini’aadantinimada

Like it? Share it!

Leave A Response