Dhageyso: Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa ka hadlay gudiga loo magacaabay gurmadka Gargaarka ee Abaaraha ku dhuftay degaanada maamulka Hirshabeelle.

0
443

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa magacaabay Guddi  xildhibaano ah oo ka shaqeyn doonto howlaha Gargaarka ee Abaaraha ku dhuftay degaanada maamulka Hirshabeelle.

 

Guddigaan ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 13 xubnood.

 

1.Xildhibaanad Canab Axmed Ciise Gudoomiyaha Guddiga

2.Xildhibaan Maxamed Xuseen Yuusuf gudoomiye ku xigeenka Guddiga

3.Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow xoghaye

 

  1. Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Wadaadyare xubin
  2. Xildhibaan Maxamed Wadar Xasan xubin
  3. Xildhibaan Sheekh Maxamed Ibraahim Xuseen xubin
  4. Xildhibaan Sheekh Axmed cumar xubin
  5. Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame xubin
  6. Xildhibaan Aadan Maxamed Muuse Xubin
  7. Xildhibaan Cabdikariin Maxamuud xubin
  8. Xildhibaan Cumar Maxamed cumar xubin
  9. Xildhibaan Maxamed Siyaad xooshow xubin

13.Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Qaasim xubin

Bashka694@gmail.com

Beledwweyne.soomaaliya

Hos   ka dhageyso:  wareysiga     Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow   waxana wareystay  bashiir cabdulahi cismaan

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE