Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

0
298

Ogeysiis     Ogeysiis    Ogeysiis    dhammaan  dadka soomaaliyed  ee  jecel   waxbarashada   waxaa la ogeysiinayaa in  jaamacada  african university ee magaalada muqdisho     qaadaneyso arday  cusub.

Kuliyadaha  ay bixineyso   jaamacada african university  waxaa ka mid ah.

1.Puplic health

 

2.Nursing

 

  1. Nutrition

 

4.Lab

 

5.Midwifery

 

6.Business admin

 

7.Puplic admin

 

8.Computer secience

 

9.IT

African university   sidoo kale waxa ay bixineysaa   kuliyado minxooyin la.cag la.aan ah

Jamacada  waxa ay ku talaa   magaalada  muqdisho gar ahan inta  u dhaxeysa      wadada laamiga  ah ee shaqalaha iyo  Nawaaxiga isgoys ka  kpp

wixii faafaahin dheerad ah ka la xiriir

tell:           0612464684    ama 0612707098

Hal ku  dhuga   jaamacada  waaa ( education and quality)

Waxbarasho iyo Tayo

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE