Musharixinta Maanta khudbadaha ka hor jeedin doona BFS

0
136

Sideed ka mid ah Musharixinta u tagan Qabashada Xilka Madaxweynaha ayaa maanta lagu wada inay khudbado ka hor jeediyaan Xildhibannada labada Aqal ee Baarlaamanka Federaalka kuwaaso kala ah.

1.Axmed Maxamed Cabdi
2. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
3. Bashiir Raage Shiiraar
4.Jibriil Ibraahim Cabdulle
5.Xasan Sheekh Maxamuud
6.Saciid Cabdullaahi Deni
7.Saciid Ciise Maxamuud
8.Shariif Sheekh Axmed.

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE