Kooxda Alshabaab oo gaari kala degtey

0
220

Wararaka naga soo gaaraya labatan katoy ee Goolka Bay ayaa sheegeya in Kooxda Alshabab dhiiga shacabka baneysatey ay gaari kala degeen nin lagu magacaabo Madey Ibraahim Caliyow Ibdiyow oo ku magacdheeraa Loo jer nin kani oo ahaa nin aan siyasad ku jirin oo ka soo jeeda deegaanka Ceelgaras ee Gobolka Bakool, Dad badan ayaa amin san in kooxda Al shabab qeyb ka mid ah oo isla deegaankaa ka soo jeedaan in ay magaca Al shabab ku gumadaan laf ama jifo ka tirsan dadka Dega degaanka Ceelgaras dadyow ga ku dhaqan degaanka ayaa ka cabana cadalad daro iyo in si gaar ah jufa loo raadsanayo oo ubadan magalada ceelgaras in wax garadka laga cieibtiro.iyadoo dhowaantan nin lagu magacaabo marxum Isaaq cadow oo farmashi ku lahaa Cewlgaras ay dileen ayaa marxumkaa ilaa iyo hada la ogeyn sababta ay u dileen.

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE