Dhageyso: sedax bil kadib ayaa Bandowgii laga qaaday Xaafadda Bundo weyn ee magaalada Baladweyne

0
190

Muddo sedex bil oo bandow u saarna Xaafadda Bundo weyn ee Magaalada Baladweyne ayaa maanta laga qaaday waxan si weyn u soo dhaweyay dadka ku nool Xaafadda oo dhibaatooyin kala duwan ku qabay bandowga.

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE