DEG DEG: Dab ayaa caawa ka kacay Dharkeynley.

0
171

Wararka ka imanaya   Degmada Dharkeynley ee Magalaada Muqdisho  gaar ahaan Suuq-boocle ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow oo caawa ah uu dab ka kacay.

Dabka aya ku sii fidaya dhamaan qeybaha kale ee suuqa maadaama xilli Habeen ah ay tahay, oo dadka ay aad u yar yihiin.

Gaadiidka dab damiska ayaa ku sii jeeda hada goobta uu dabka ka kacay, si ay uga hortagaan dabka in uu ku sii fido goobo kale.

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE