KOOX KA TIRDAN XARAKADA AL -SHABAB YAA AFDUUB KA QEYSTAY DEEGAAN U DHOW DEEGAANKA CEEL GARAS {SAWIRO}

0
250

Wararka naga soongaaraya Deegaanka Ceelgaras ee Gobolka Bakool ayaa sheega in kooxo hubeysan    oo wajiga u xeranyahay  ay subaxnimadii ka afduubteen  Isaaq macalin Adan Cabdulle oo loo ya qaaney (Isaaq Adow) una ka xeysteen dhanka tuulada Yaa oo udhow Ceelgaras wareysi aanu la yeelaney dad goobjooga ahaa ayaa inoo cadeyey  afduubkaan. arintan  loo afduubay ayaa ah  sababa qabiil dartii dad reer Ceelgaras loogu danlahaa  Isaaq Adow  ma ka tirsaneyn   koox lakiin dhalinyaro ka soo jeeda deegaanka  Ceelgaras duleedkeeda ayaa  marwalba  shaatiga Alshababa  dhibaato ka geysanaya deegaanka Ceelgaras  ee  gobolka bakool.<img src=”http://reegaay.com/wp-content/uploads/2017/01/Afgooye-1.png” alt=”” width=”640″ height=”353″ class=”aligncenter size-full wp-image-33973″ /

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE