Haweeneeyda Ugu Cayilan Dalka Britain Oo Jaceyl Uqaaday Nin Caata Ah Oo Ka Shaqeeya Goob Jimimcsi{warbixin}

0
503

Haweeneydii ugu cayilneyd wadanka Britian ayaa jacayl u qaaday nin ka shaqeeyo meel jimicsi si ay u noqoto qof asaga ka sii caateysan.
George davis waa 24 jir ka timid magaalada la yiraa Aberdare ee ka tirsan wadanka wales ayaa jacayl baaxad leh u qaaday nin jimicsiga ka shaqeeya ee la yiraa Mathew takel oo 31 jir ah sanadkii hore.
Haweenaydaan oo loo yaqaan Mss davis ayaa waalidiinteyda sheegeen in xarumo badan oo caafimaad la geeyay markii ay jirtay 5 sano si cayilka badan looga dajiyo
Laakiin marar badan ayaa lagu guul-dareystay iminka ayeey caato u muuqataa maadama jacayl ba’an uu ku dhacay ayna diyaar u tahay guur sanadka soo socda.
iminka ayeey u sheegtay wargeyska the sun waxayna tilmaamtay waagii yareyd in culeyskeeda ay 4 jibaar ay aheyd siday manta tahay laakiin iminka ay aad ugu faraxsan tahay .
mss davis ayaa soo dhigtay sawiro facbooga iyadoo sheegeysa in ay manta nolol u bilaabatay isla markaasina aya heshay saaxiib ku filan oo kaga fiican dhaqaatiirtii wax ka qaban weysay
ninkan iyada saaxiibka la ah ayaa hada niyada ugu dhisay wuxuna siyaa jimicsiyo badan orod joogta ah iyo biro qaadis badan wuxuna sheegay in ay isaga cml ay noqon doonto
gabdhaan ayaa hada miisaanka jirkeeda is badalay laakiin dhibka ugu badan ayaa ah in dhaqaatiirta ay sheegeen in wadnaheeda ay xeer badan ay xirtay

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE