Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwadoelada Ethiopia

0
250

Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa dib ula wareegay deegaanka Ceel Garas ee gobalka Bakool, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Deegaankaan ayaa ka mid ah deegaano dhowr ah oo ay horay uga baxeen ciidanka Itoobiya, isla markaana ay la wareegeen maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab.
Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay in markii Al-Shabaab ay ka war heleen in ciidamada dowladda ay ku wajahanyihiin deegaankaas ay bilaabeen inay isaga baxaan deegaanka taasina ay keentay inay si nabad ah ay kula wareegaan.
1. Al-Shabaab ayaa dhibaato badan ku haaya shacabka ku nool deegaanada ay wali xooga ku haystaan, iyadoo ciidamada xooga dalka ay qorshaynayaan in Al-Shabaab laga saaro dhamaan deegaanada ay joogaan._92131847_ethiopiatroops

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE