WAR DEG DEG AH:-Wariyeyaasha oo looga yeeray Madaxtooyada & War Cusub…

0
144

Waxaa goor dhaweyd Wariyeyaasha looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Puntland halkkaasi oo la sheegayo in shir jaraa’id lagu qabanayo.

Wararka hordhaca ah ayaa Regaay.com waxay usheegeen in Madaxtooyada lagu soo bandhigayo Liiska la sheegay inay ku qoran yihiin 22 Xubnood oo ah Aqalka Sare kuwa umeteli doona Dawlad Goboleedka Puntland.

Sida aan xogta ku helay waxaa ku Jira Xubnaha Aqalka Sare Ee PL ka imaanaya Maxamed Siciid Xersi Morgan oo ah qab qable Dagaal oo Soomaaliya Caan ka ah.

Wariyeyaasha ayaa sugaya in Shir jaraa’id loo qabto oo halkaasi ayey Xaadir ku yihiin.

NAGA FILO WIXII SOO KORDHA INSHA ALLAH…..

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE