Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan yeelan doona

by admin | Saturday, Apr 30, 2022 | 503 views

Xildhibaanadda Golaha shacabka ayaa Shacabka maanta yeelan doona, waxaana shir gudoomin doona Gudoomiyaha cusub ee golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Agendaha kulanka ayaa ah:

  1. Hadal jeedinta Gudoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka.
  2. Hadal jeedinta iyo xil wareejinta Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10aad
  3. Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad

 

Like it? Share it!

Leave A Response