helo
05 22 2013
Headline

SAHAN SAHANKA SIYAASADA SOOMAALIYA SANADKAN

Waxaan qoreaalkan ku soo qaadaneynaa Sahansahan ka Siyaasada Soomalaiyeed sanadkan iyo isbedelka sida weyn Dunida looga dareemey waxaa dunida loo yaqaaney dadka Soomaaliyeed dad aan wax siyaasad ah ku heshiineynin Siyaasada oo midna midka kale uu rabin in uu hugaamiyo arin kan ayaa wadanka Soomalaiya caan ku ahaa in la isu dilo siyaasad oo umada loo laayo khilaaf laba nin siyaasi ah.

Waxaa si aan la filaneynin isu bedeley oo Soomaalida laga filaneynin in ay Doortaan Shaqsiyaad nadiif oo aad moodin in ay wadanka ka sameyn karaan isbedel iyo isu keeni karo sidoo kale waxaad moodaa Soomalidii Dibada iyo Gudaha ku nooleed in mar qura ay ku soo degatey Burhaan Wadaniyad iyo wadan jaceeel soomaali meelkasta ay joogaan.

Sidoo kale tan iyo Markii ay burburtey Dowladii dhexe ee wadanka Soomaaliya ayaa waxaa wadanka ku soo Kordhey laba Arimood oo dadka Soomaaliyeed sidaa ugu badneen waqii hore wey jireen lakiin sida hada ay u bateen uma badneed waxaa kamid ah waxaa wadankeena ku soo kordheySiyaasiyiin oo tira badan oo waxaad moodaa boqolkiiba 89.99 in ay yihiin dadka soomaaliyeed Siyaasiyiin oo ismoodo in asaga keligiis wadanka iyo Dadka uu asaga ka soo jeedo wax kabedeli karo.

Waxaa kaloo jirta ma Sheikh badan in ay yeesheen oo ood moodid nin kasta oo Soomalaiyeed in uu yahay Sheikh oo uu waxna xaarantameyn karo waxna xalaaleyn karo oo waxaad moodaa in adaka sSoomaaliyeed intabadan ay Mu sheikhiin ay yihiin oo fatiwoon karaan oo ninkii ka hor imaado uu gaaleyn karo oo wuxuu ku dhawaqana ay xaq tahay.
Sanadkan ayaa logu magac darey sanadkii Rajada iyo Samaha wadanka Soomaaliyeed iyo Siyaasad wanaag iyo nabad iyo nolol wabilaahi towfiiq
 

What Next?

Recent Articles

Leave a Reply

Submit Comment