helo
06 20 2013
Headline

WASAARAD GADIIDKA OO QALAB LAGU HAGO GAWARIDA KU WARAAJISEY TALIYA TARAAFIKADA SOOMAALIYEED

Wasaarada Gadiidka oo ay ku wareegisey qalab laguhago Gawaarida wadooyinka Magaalada Taliyaha Ciidamada Taraafikada Qalabkan ayaa ah muhiiin u ah wadooyin magaalda muqdisho iyo Darawaaliinta Burburkii iyo xiligii Dowladu ay Burbursaneed ay Noqdeen Daraawalao Sidoo kale waxaa laga yaabaa in ay yareeyso isku dhaca iyo Shilalka Gaawirada in ay hameyso sidoo kale Darawaladii wadooyinka muqdisho ayaa waxey ku bara neyaa sharciyo iyo nidaamka wadada. 

What Next?

Recent Articles

Leave a Reply

Submit Comment