helo
05 25 2013
Headline

XAFLADA LAGU CALEEMA SAARAYEY MADAXWEYNAHA DOWLADA FEDERALKA SOOMAALIYA OO MUQDISHO KA DHACDEY

Xaflad lagu caleema saarayey Madaxweynaha Dowlada Federalaka Soomaaliya ayaa waxey ka dhacdey magaalada muqdisho.Xafladan ayaa waxa ka soo qeybgaley madax ka wada socota Dunida oo ay ka mid yihiin Wadanka Uganda Ethoppia Sudan Kenya Qaramada midoobey iyo Jamacada Carabta iyo wadanka aanu walal laha nahay ee Jabouti Cisma’cil Cumar Geele sidoo kale waxaa halkaas Khudbado ka kal jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyad Federaalka Soomaaliya Prof Xassan Sheikh Max’muud iyo Madaxweynhii Hore ee kumeelgaarka Soomalaiya Sheikh Shariif Sheikh Madaxweynaha ayaa wuxuu khudbadiisa ku amaaney Mudane Sheeikh Shariif Wax qabadkiisa iyo sida wadanka marxaladan u soo gaarsiiyey iyo in ay rabaan in tiirarka ay rabaan in ay ku dhaqanto xukumudiisa muhuumad koowaad ay tahay sidii wax looga qaban lahaa Amaanka iyo labaad ay tahay sidii loo dhisi lahaa xukumad cadaladadee tiirka sadexaad uu yahay in ay dhisto dhaqaale uu ninka Soomaaliyeed markuu gurigiisa uu ku laabto uu hunguriisa uu miiska u saaran sidoo kale ay soo dhoweyneyaan dadka warshadaha in ay wadanka maal gashtaan. Sidoo kale madaxweynihii hore ee Dkmg Ah ee soomaaliya ayaa sheegey in uu mudo badan Xilka haayey oo laga bilaabo 2004 maxaakiimtii iyo ilaa iyo hada uu xil haayey oo wadanka uu soo gudbiyeye marxalado adag hadii uu xukun waxtarayo uu soo hayey sidoo kale nina marabo inuu burburiyo wuxuu sameeyey oo inaan guuleysto waxaa iiga rooneed in la iiga guuleysto maanta shacabka waxey ogaadeen Go’aanka aan qaatey 

What Next?

Recent Articles

Leave a Reply

Submit Comment