Ma laga yaabaa in Farmaajo inuu ka mud aha?

by admin | Thursday, Aug 2, 2018 | 1030 views

Waxaa isweydiin mudan oo aan Nafteyda iyo Umada Soomaaliyeed ee Dunida ku dhaqan so’aleyaa in uu Farmaajo ka mid ahaa isbaheysiga Khiyaano Soomaali ? oo la doonayey in dhul Shacbiga Soomaaliyeed wadamo deriska ah heahiia kula galeen dad isku heeb ah, waxaa jirta in Ahmed Madoobe, Mohamed Abdi Afey, Abdi Iley’ Abdiweli Gaas, in beesha Tigrey iyo Uhuru Kenyata heshiis kula galeen in dhaqlaha laga helo macdanta iyo Shidaalka gobolada Jubootinka iyo Bakool, Gedo, Sool iyo sanaag weliba Soomaali galbeed ama Ismamulka Somalida Ethopia,   Heahiiskan ayaa waxuu ahaa in dadka aan qabiilkooda aheen deegamada degan la isu baheyato oo laga soo saaro deegaan Qabiil koodu leeyahay iyagoo goaansadey dadka Digil iyo Mirifle marka ugu horeysa Hawiyaha loo tuso in. Ay lixda gobol doonayaan oo la danayo in maamulkooda la ba bi iyo sidoo kale nin dhalad ah oo Digil iyo mirifle in xukunka ka ama hugaan laga ilaaliyo oo keliya nin Geeky marithy aan ka aheyn.   Marka xigto Hawiyo labada qabiil ugu tunka weyn laga hoos keeno qabiil uqdad u qabo si awooda looha ilaaliyo waa in lahelaa nin iyga isha ku hayo ilaa ay la quustaan. Sidoo kale in beesha Isaaq loo tuso Soomaalida iney dad kale yihiin oo loo gumado sidii sideetamadii oo marka laga soo weeraro Kilinka shanaad Puntlan iyo mamulka Ahmed madoobe, Dowlada Federalkana garab laga helo, iyadoo khiyanadii .La ma leegaayey .Uu Alle ka soo hoos bixiyey Dr Abbey Ahmed iyo werarkii Tukarra oo lagu kashifmey iyo Mamulkii Abdi Iley burburey.   Farmaajo Asmaro Jabhada ONlF muxuu ugula kolmey oo muxuu ka dooney walalahiisa Jabuti dhulkii laga qansadey, Halka Dr Abbey Ahmed Qabiilo isku diin iyo Af dhalasho ka dhaxeynin uu mideynayo maxaa u diidey Soomaalida walalihiisa ah la Gumaadey inuu gogosha u galo maxaa sababey Feysal Cali Warabo oo mucarad ah inuu la kulmo. Waxaan rabaa Fidnaland iyo Asmara maxaa loo tagey oo xal looga raadin waayey in lala hadlo walalaheena Hargeysa degan sidoo kale Ahmed madoobe inuu deegaan Soomaali leedahay Awood Kenyati iyo Tigrey loo adegsadey loo xalin wayey. Maxaase Afafka iyo Tarikhdii qaladka laga galey u xalin waayey waxaad moodaa Faarmaajo inuu u yimid qarnigan mobeelda la adeegsato Axadigii telegaraamka 1960 kii inuu fuliyo waa Riyo walicad iyo dharar la riyoodey Soomaalidu hala walaleyo Shanta Soomaali dan hal qabiil dartii yaan loo kala uqdadeyn wabilahi Toflwfiiq 

Like it? Share it!

Leave A Response