WAREYSI AANU LA YEELANEY DR MAX’MED XAJI NUUR OO AAN KA WAREYSANEY

0
487

Wareysi aanu la yeelaney Dr Max’med Xaji nuur oo ahaa Turjumaan Afka Shiineyka dowladii Kacaanka Siyaad bare uu hogaaminaayey oo ka sheekeynayo Madaxweynaha Siyaad Bare Shaqsi ahaantiis qofkuu ahaa iyo wadaniyada ku jirtey Qaabkii Xurnimada loo qaatey iyo Qaabkii loo diley Ustaad Osmaan iyo Balqiisa ama Queen Sheyba oo uu guursadey Nabi Saleebaan in magaceeda Runta loo yaqaaney Caraweela oo micneheeda uu yahay (ar weel) oo micnaheeda ahaa afka maayka maayga oo hadii aan u bedelo afka Mahaa uu yahay Car samee oo markey amar siineyso ay dhihi jirtey (ar weel) oo Canugii uu ka dhaley Nabi Salbeean CSW loo bixiyey Seyba iyo slabeen Sab i samal oo loo bedeley Sub iyo samaale Lasoco Wareysigan Qeybtiisa kale dhowaan qeybtii labaad

IMG_20160218_230101

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE