DEG DEG DHAGEYSO:-Suldaan Shariif oo si kulul uga hadlay 4.5 iyo dadka la Takooro.

0
419

Suldaan shariif maxamed mukhtaar oo ka mid indheer garadka bulshaweynta soomaaliyeed oo aan wareysi kooban la yeeshay ayaa si qoto dheer uga hadlay ujeedada ka dambeysa waxa 4.5 loo hadal hayo.

 

waxa uu aad utaageeray maamulka putland iyo shacabka iyo xildhibaanada somaliyed ee kasoo horjeeda go’aanka doorshada ee sanadkan 4.5 wax lagu qeybsanayo,

 

waxa uuna fariin culus udiray dhamaan umadda somaliyed iney ka taxadaraan midab takoorka.

 

suldaanka oo kasoo jeeda beesha shanaad ayaa tibaaxay in xaquuqdooda iyo dadnimadooda lagu tuntay waxaana uusheegay inay tahay waxan marnaba la aqbali karin.

 

waxaana uu shacabka soomaliyed ugu baaqay iney is cafiyaan 4.5na uu yahay cudur lana doonayo iney ka bogsoodaan.

 

dhinaca kale waxa uu fariin udiray culumaaudinka siyasiyiinta boqorada salaadiinta iney shacabka ka dhaadhiciyaan in 4.5 uu yahay qaran dumis.

 

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA.

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE