Muqdisho: Shacbiga iyo Saxafiyiinta Magaalada Muqdisho oo maanta isu soo baxay

0
448

Muqdisho: Shacbiga iyo Saxafiyiinta Magaalada Muqdisho oo maanta isu soo baxay ayaa dhigay muadaharaad aad u balaadhan oo iyagoo ku qaylinayey erayo iyo heeso ay ku taageerayaan wariye abdimaalik muuse coldoon oo ku xidhan magaalada burco ee gobolka togdheer wariyahan ayaa noqday wariyihii ugu samaynta badna intii wariye la xidhaayey taas oo u ku kasbaday naxariista iyo dad caawinta oo aanay inta badan wariyaasha somalidu caan ku ahayn tan ayaa muujinaysa jacaylka u ka kasbaday wariye abdimalik dhamaan umada somaliyeed
Mudaharaado kale oo Balaadhan ayaa laga Qaban qaabinaya meelo badan oo ay ka mid yihiin boosaaso Hargaysa burco baydhabo Balse ta u yaabka badan ayaa ah marki la soo sheegay in magaalada jigjiga oo ku caana in aan dadku mudaharaad samayn karin kuna jirta cagan adag oo bilaa xuriyada in lagu Dhejiyey sawiro lagu Qoray Free Coldoon Gidaarada

Codka Shacabka's photo.
Codka Shacabka's photo.
Codka Shacabka's photo.
Codka Shacabka's photo.
Codka Shacabka's photo.
Umu Asmar Illahow kasoo bixi

Like · Reply · 1 · 14 mins
Dahir M Adan
Dahir M Adan aamiin

Like · Reply · 1 · 14 mins
Wargayska Reegaay

Write a reply…
 
Wargayska Reegaay
Write a comment…

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE