Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo looga hadlayo doorashooyinka ka wada Baraawe

by admin | Monday, Oct 4, 2021 | 255 views

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay aasha Dhaqanka Degmada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed..

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayey kala Warqaadasho xaalada Degmada, u diyaar Gorowga Doorashooyinka Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Dardargelinta dhisida Maamulka Gollaha Deegaanka Degmada Waxa uu la qaatay Odey

Kulanka sidoo kale waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cali Saciid Faqi,Wasiiro,Maamulka heer Gobol iyo Heer Degmo.

Shalay ayaa waxaa degmada Guriceel gaaray Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddiga doorashooyinka heer Federaal, iyada oo halkaasi u tegy qiimeynta amniga goobaha lagu qabanayo doorashooyinka.

Like it? Share it!

Leave A Response