SOOMAALIYA SAMAHA YAA U DIIDAN MIDNIMADA KA HORTAGAN

0
163

Waxaa miudan in wax garadka soomaaliyeed  meel kasta ay joogaan is weydiiyaan yaa somalaiya u diidan Samaha oo ka hortaagan Midnimada iyo cadalada, Furha ugu horeya ay umadi Shirkad ay ku noqon karta ama si wada jir ah ay wax ku wadaagi karaan waa Cadalad iyo sinaan hadii labadaa la waayo waxaa halkaa ka baxaya is aaminid waxaa imaanaya in la is riix riixo iyo in la galo jaha wareer.

hadaba Waa dadkee dadka Soomalaiya u diidan iney dhamaha horumarka ah ay ku talaabsato.

1. waa Ganacsadayaal aan dooneynin Nabad iyo dowlad oo doonaya in wadanka ku shaqeystaan iyagon waxba dhiibeynin oo ay soo geliyaan wax walba suuq madow ah.

2.xisbiyo diineed oo wadamo shi sheeye la xiran oo Uada usoo gashadey Shaar Diimeed oo wadanka Soomaaliya lagu marin habainaayo oo loo yaqaano Diin siyaasadeed.

3. Siyaasi Kursi doon ah oo markuu ka waayo danihiisa Gaar ah in uu o loleeyo in Qabiilkiisa ay xaqii waayeen oo uu u doodayo qabiilkiisa.

4. Hey adaha Qaar ee Qaramada midoobey iyo midowga Afrika iyo wadamo shi hseeye oo deris la ah wadanka Soomalaiya oo dana gaar ah leh oo xirir la leh sadexdaa qowleysato oo marwalba si toos ah iyo si dadban ay u wada shaqeyneyaa.

hadaba waxaan horumar ku gaari karnaa inana helo dhalinyaro Soomaaliyeed ee u istaagta cdalad iyo sinaan Soomaali oo aan ku jirin Qabiil iyo is faquuqid Soomaalida dhaxdeda waayo hadii aad walalka Soomaaliyeed faquuqdid oo riixdid waxa booskii aad ka riixdey kuu soo istagaya nin shihseya ah oo wadmada deriska nala ah maanta Soomaaliya waxaa u taliya Kenya iyo Ethopia sidee looga samata bixineyaa Umada Soomaaliyeed Dhibatada ku lixaas satey?.Maabka_Somalia_HOL

 

FADLAD KA DHIIBO FIKIRKAAGA QEYBTA HOOSE