6 Aug, 2012. Gudoomiyaha degmada xudur ee xarunta gobolka bakol maxamed macalin oo wareysi siiyey warabahinta aya ka warbixey dagaalki shaley ku dhexmarey ciidamada DKMG [...]" />
WELCOM REEGAAY RUNLE MEDIA ONLINE

MAAMULKA GOBOLKA BAKOOL OO KA WARBIXIYEY DAGAALKI SHALEY KA DHACEY DEGMADA XUDUR EE XARUNTA GOBOLKASI

6 Aug, 2012.

Gudoomiyaha degmada xudur ee xarunta gobolka bakol maxamed macalin oo wareysi siiyey warabahinta aya ka warbixey dagaalki shaley ku dhexmarey ciidamada DKMG iyo xarakada shabaab.

Maxamed macalim waxa uu sheegey in ciidanka al shabaab ay weraro ku soo qaaden xurumo ciidanka dowladu ay kaga sugnayen duleedka bari ee magaalada ayna ciidankoodu iska difaacen.
Gudoomiyuhu waxa uu intaa raaciyey in ay dagaalki shaley ku dileen ilaa iyo 50 askari oo ka tirsanaa al shabab oo isagu indhahisa kusoo arkey in ka badan 32 meyd oo laga diley ciidankii al shabab ee werarka soo qaadey.

Mar wax laga weeydiyey qasaraha dhinacoda soo garey waxa uu sheegey in dhinacodu ay ka dhinten 3 askari 5 kalena ay dhawacyo soo gaaren.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka al shabab oo ku aadan weerarkii ay shaley ku soo qaaden magaalada xudur ee xarunta gobolka bakol.

REEGAAY RUNLE MUQDISHO OFFICE

38 Total Views 2 Views Today

Reegaay Runle Media Online

Nagala Xiriir E-mail (????)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Current day month ye@r *

WARARKII UGU DAMBEYEY

bakool DHAGEYSO:- WAR DEG DEG AH SARAKIIL ALSHABAAB AHA AYAA MAANTA LUGU DENAY GOBALKA BAKOOL,
- Jul 25, 2014
DHAGEYSO:- WAR DEG DEG AH SARAKIIL ALSHABAAB AHA AYAA MAANTA LUGU DENAY GOBALKA BAKOOL, DHAGEYSO:- ...
AASKA SAADO CALI WARSAME 24 07 2014 AASKII MARXUUMAD SAADO CALI WARSAME HALKAN KA DAAWO SI TOOS AH
- Jul 24, 2014
AASKII MARXUUMAD SAADO CALI WARSAME HALKAN KA DAAWO SI TOOS AH [featured-video-plus]
spr OGEYSIIS KU SOCDA BAHDA SPORTIGA KONFUR.GALBEED SOMALIYA
- Jul 24, 2014
. Guud ahaan Bahda Sportiga KoonfurGalbeed ee ku nool dunida daafaheeda ayaa waxaa lagu wargelinayaa ...
sa HOGAAN AAN AWOODIN INUU HOGAAMIYO WADAN: (QASAARO) QORMADII SHEIKH NUUR QASIM
- Jul 24, 2014
Maalinba maalinta ka dambeeysa waxaan arkeeynaa in xukumadaan aysan lahayn aragti iyo karti lagu ...
sakiin_faalo-620x330 Top News:-Shariif Sakiin oo udiyaaar goroobey barakicin shacabka konfurgalbeed kadib hub iyo rasas la godoonssiyey xafiiska hassan sheekh maxamuud
- Jul 24, 2014

IMG_C8739C-F0B1E5-93D868-F572A9-681959-518A7C Dhageyso:- Al-shabaab oo lagu Eedeeyey in ay Gubeen Suuqii Degmada Qoryooleey
- Jul 24, 2014
Xalay Saqdii dhexe ayaa waxaa uu Dab Xoog leh qabsaday Suuqa weyn Degmada Qoryooleey ...
somalaiya WAREYSI AANU LA YEELANEY AHMED BAANI OO KU SUGAN MAGADA MARKO OO DHIBAATOYIN LAGU HAYO SHACABKA
- Jul 23, 2014
WAREYSI AANU LA YEELANEY AHMED BAANI OO KU SUGAN MAGADA MARKO OO DHIBAATOYIN LAGU ...

INTA QOFSOGASHAY

BOGA HORE

BOGA HORE|Hits |Unique

  • 24 SACADOOD: 619
  • 7 MAALIN: 4,815
  • BISHA: 21,971
  • Online now: 6