DHAGEYSO:Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne oo dib u furay buundo weyn kadib markii dib u dayactir lagu sameeyay.

by admin | Tuesday, Oct 13, 2020 | 467 views

Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo siyaasada gobolka Hiiraan, gudoomiyaha degmada Baladweyne Cismaan Dhicisoow Dhuuboow iyo Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tibaax Maalin ayaa si wada jir ah u daah furay Buundada-weyn ee isku xerta xaafadaha Xaawo-taako iyo Buundaweyn kadib markii dib u dayactir lagu sameeyay maadaam meelo ka mid ah afaafka laga galo buundada ay waxyeelo soo gaartay.

 

Like it? Share it!

Leave A Response