Qoorqoor oo Caawa soo gaaray Muqdisho iyo Shirka dhameystirka heshiiska doorashada oo furmaya

by admin | Tuesday, Sep 29, 2020 | 477 views

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka.

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha ee Aden Abdulle waxaa kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha Barlamaanka JFS.

Socdaalka Madaxweynaha ayaa la xiriira shirar ay madaxda DFS iyo Dowladaha xubnaha ka ah ku yeelan doonaan Muqdishu.

Shirarka madaxda ayaa looga arrinsan doonaa dhammaystirka heshiiskii doorashooyinka ee dhawaan labada aqal ee Baarlamaanka.

Facebook
Like it? Share it!

Leave A Response