maamulka gobolka hiiraan oo shegay in ay soo qabandoonaan cidii wax ka sheegta gudiga ka hortaga fatahada magaalada baladweyne.

by admin | Tuesday, Aug 25, 2020 | 690 views

Gudoomiye ku xegeenka arimha bulshada maamulka gobolka hiiraan sheikh xuseen cismaan cali oo ka hadlayay kulan ay yeeshen gudiga ka hortaga fatahaada magaalada baladweyne iyo qar ka mid ah bulshda iyo maamulka ayaa shegay in gudiga ay wabadan qabteen.

sidoo kale waxaa sheegay maanta wixii ka danbeeya dadka warbaahinta adegsanaya ee gudiga wax ka sheegaya in ay soo qaban doonaan ayna dhihi doonan cadeeya wax aad shegeysan ,

dad badan ayaa qabay markii hore in gobolka hiiran ay ka jirto caburunta xuriyada hadalka taas oo hada banaanka keentay wixii qarsnaa.

hadalkan ayaa yimid markii gudiga ka hortaga fahaada magaalada baladweyen ay sameyen u kala eexasho qaar ay u wadaan biyo xeranada magaalada baladaweyne kadib markii oday iyo madax ka torsan dowlada ay shegen in in aysan caro meel lagu shubo biyo celinkarin.

Like it? Share it!

Leave A Response