DEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

by admin | Sunday, Aug 23, 2020 | 557 views

Qaraxa oo jugtiisa laga degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir  ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Garoonka Kubadda Cagta ee Eng Yariisow Ex Koonis degmada Cabdul Casiis ee Magaalada Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxaas, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in lala eegtay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid.

Wararka ayaa waxaa at intaasi ku darayaan in Guddoomiyaha uu qaraxa ka badbaaday, hayeeshee ay waxyeelo soo gaartay laba qof oo Shacab ah.

Like it? Share it!

Leave A Response