Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Kulan deg deg ah oo ay is kugu yimaadeen Ugaasyada Waxgaradka iyo odoyaasha dhaqanka Galgaguud ayaa ugu baaqay Waxgaradka Reer Hiiraan iyo ugaas xasan ugaas khaliif in ay ka qeeyb qaatan joojinta dagaall beelledyada ka socda Deegaano hoostaga degmada maxaas. Waxgaradkan ayaa si gaar ah UgaaskaXasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble  ugu baaqay in uu ka qeeyb Qaato Joojinta Dagaalaasi...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarad siday Sarkaal ka tirsan NISA oo loo Magacaabay hoggaaminta Ciidanka NISA ee Shabeellaaha dhexe in laga soo celiyay Jowhar. Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay Sarkaal waxaa  magacaabay Ku simaha Taliyaha Nabad Suggida Soomaaliya ahna Taliye Ku xigeenka...

Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA, ayaa sheegtay in habka difaaca gantaallada dalkaas uu iska caabiyey gantaal lagu soo weeraray meel ku dhow magaalada caasimadda ah ee Dimishiq. Sida ay sheegtay SANA, saddex askari oo Suuriyaan ah ayaa lagu dhaawacay weerarkan oo ay diyaaradaha dagaalka Israel ay ku qaadeen bakhaar rasaasta lagu keediyo. Warbaahinta dalka Lebanon...

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Warqad kasoo baxday Xafiiskiisa ayaa looga hadlay Dagaal beeleedka ka taagan Deegaan hoos taga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Waxa uu ku baaqay in shuruud la’aan la joojiyo, dhinacyada colaadda u dhaxeysana ay khilaafkooda ku xaliyaan Miiska Wada hadalka. Waare ayaa tilmaamay in Dagaalka aan dan ugu jirin dadka Deegaanka, balse...

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhulalka ee Soomaaliland Cabdirashiid Ducaale Qambe ayaa ku dhawaaqay inay albaabada isugu laabeen Hotelka Almis oo ku yaalla Bartmaha Suuqa Magalada Hargeysa. Sababta ay u xireen ayuu Wasiirku ku sheegay inay halkaasi u bedeli doonaan Madaxfka Qaranka Soomaaliland,isl amrkaana Hotelka halkaasi uu si KMG ah ugu yaallay. “Xaqiiqdkii...

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM lala eegtay xilli ay marayeen duleedka Magalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxa ayaa dad ku sugan Jowhar waxa ay sheegeen in uu ahaa miinada nooca lagu aaso ah,isla markaana kolonyada AMISOM ay marayeen meel u dhow deegaanka Buurane ee duleedka Jowhar. Lama...

Kolonyo Cidan Oo Uu Lasocday Abaanduulka Qeybta 27 Aaad Ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed  Gen;Saalax Muumin Muuse Ayaa Waxaa Caawa Wadada Ugalay Rag Lasheegay In Ahaayeen Maleeshiyo Beeleed Iyagoona Halkaasi Uu Kudhexmaray Dagaal Xoogan. Kolonyadan Ciidamada Ah Oo Uu Lasocday Abaanduulka Qeybta 27Aad Ee CXD Oo Kusii Jeeday Magaalo Madaxda Dowladgobaleedka Hir-shabeelle...

Markii 2-aad muddo 3 isbuuc gudaheeda ayaa waxaa mar kale dib loo dhigay Kulan-madaxeedka Hoggaamiyayaasha dalalka xubnaha ka ah Golaha Mujtamaca ee Bariga Afrika “East African Community”. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xoghaynta Ururkaasi ayaa lagu sheegay in Kulanka Madaxweynayaasha dalalka Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, Burundi iyo South Sudan ee uu  qorshuhu ahaa...

Dalalka Turkiga iyo Israel ayaa isdhaafsaday weerarro saxaafadda ah kaddib markii ay Ankara ku eedeysay Israel HAYSASHADA dhulka Falastiiniyiinta, halka Tel Aviv ay iyaduna ku eedeeysay Turkiga xasuuqa Kurdiyiinta iyo HAYSASHADA Qubrus. Ra’isul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu waxa uu weeraray Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan kaas oo dhallinyaro Turki ah...

Kolonyada uu la socday Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ka baxay magaalada Baladweyne waxa ayna kusii jeedeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed. Al Shabaab ayaa weerar kooban ku qaaday kolanyada gaadiidka uu la socday gudoomiyaha gobolka Hiiraan xili ay marayeen inta u dhaxeysa magaalada Baladweyne iyo degmada Maxaas. War...