Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgalo qorsheysan ka Fuliyay degaano ka tirsan Gobolka Shabellada Hoose, waxaana lagu dilay saraakiil ajaaniib ah oo kasoo jeeda Al-Shabaab Ciidamada Danab iyo Ciidamada Mareykanka ayaa Howlgalka ka fuliyay degaanada Baladul Amiin iyo Hanti wadaag oo ka mid ah degaanada hoostaga...

wararka  naga soo gaarayo   Magaalooyin kamid ah Gobolada Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug oo maanta saacado isgaarsiin la’aan ahaa   waxaana  dhibato ay soo gaartay   dadka ku nool deegano babadan. ma jiro   cid ka hadashay  dhacdadaab, ...

Sida ay sheegayso warbaahinta maxalliga ah ee dalka Cuba shil gaari oo ka dhacay Bariga dalkaas ayaa galaaftay nolosha ugu yaraan toddobo qof, oo ay kujiraan afar ajaanib ah, halka tobonaan kalena ay ku dhaawacmeen. Laba kamid dadka ajaanibta ah ayaa kasoo jeeda dalka Argentina halka mid kalena uu ka yimid Faransiiska mid kalena uu u dhashay Jarmalka. Dad gaaraya 33...

Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddiga isla mar ahaanta ka saaray xubinnimada.Sharciga guddiga lagu dhisay ee Sharci Lr.04. Qodobkiisa 10aad. ayaa guddiga awood u siinaya in uu xilka ka qaadi karo xubin ka mid ah haddii ay jebisa sharciga guddiga. Dacwadaha ka dhasha go’aankan guddiga ayaa waxaa kaliya...

Maamulka gobolka Banaadir ayaa codsaday in la baajiyo muxaadaro Sheekh Kenyaawi doonaayay in uu qabto Hoolka Sahal oo ku yaalla agagaarka Garoonka Aadan Cadde. Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir, waxa ay sheegeen in ay ka taxadarayaan Ammaanka dadka Shacabka ee goobta soo gaaraya. Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi...

Maamulka Somaliland oo walaac badan ka qaba doorashadii ka dhacday magaalada Garowe ayaa ka hadlay ruuxa ugu wanaagsanaa ee ku haboonaa inuu kusoo baxo doorashada Puntland. Wasiirka Biyaha Somaliland Suleymaan Yuusuf Cai Koore oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay filayeen in doorashada magaalada Garowe uu kusoo baxo Cali Ciise Cabdi oo ahaa...

DAAWO:-Qiso Xanuun Badan Xaaskiisa Ayuu uga Shakiyay Walaalkeed Kadib Maxa Dhacay ...

3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen Kulan Muxaadaro diini ah oo Sheekh Kenyaawi uu ku qabanaayay Hoolka Sahal oo ku yaalla Agagaarka Garoonka Aadan Cadde. Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa xabado furay ka dib markii uu buuxsamay Hoolka ay ka socotay Kulanka Muxaadaradda ah, waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 3 qof sidda ay  u xaqiijiyeen   warbaahinta ...

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Somaliland iyo sida ay u arkaan khilaafkaasi. Deni oo la hadlay BBC ayaa sheegay in aanay u arag khilaaf inuu kala dhaxeeyo Somaliland, balse ay taasi u arkaan iney tahay duulaan lagu soo qaaday dhulkooda. “Annaga iyo maamulka Somaliland muran dhuleed nagama dhaxeeyo, laakiin...

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal saacado qaatay oo ka dhacay degmada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay weerareen ciidamo hubeysan oo ka tirsan Al Shabaab. Weerarka koowaad ayaa ka bilowday Xaafadda Ruusiya ee degmada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in ciidamada Al Shabaab  jug culus ay ku bilaabeen dagaalka. Saraakiisha...